Abaanduulihii dhowaan loo magacaabay guutada 12-ka Apriil & Saraakiil kale oo qarax lagu dilay

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo gobolka Sh/hoose waxaa qarax lagu dilay laba ka mida saraakiishaa sare ee ciidamada Milateriga Soomaaliya. Qarax Miino oo aad u culus ayaa lala beegsaday Gaari ay la socdeen abaanduulihii guutada 12-ka Apriil G/sare C/salaan Aadan Kurjow iyo C/sare C/raxman Jimcaale Muse oo dhinaca Maaliyadda u qaabilsanaa Guutada, iyagoo qaraxa … Continue reading Abaanduulihii dhowaan loo magacaabay guutada 12-ka Apriil & Saraakiil kale oo qarax lagu dilay